Ra’isul Wasaare Xamse iyo Wasiirro tacsi u tagay Safaaradda Turkiga ee Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye si uu uga tacsiyeeyo Dowladda iyo Shacabka Turkiga dadka ku dhintay musiibadda dhulgariirkii ka dhacay Isniintii. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirrada ayaa u duceeyay dadka dhintay, isaga oo saxiixay buugga … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse iyo Wasiirro tacsi u tagay Safaaradda Turkiga ee Muqdisho (Sawirro)